Thursday, 17 April 2025

Wax laga yaaba in la ceeriyo carlos anceloti

 Meeshaan Legend lagama qoro Odayga Finalka Coppa Dele Rey kadib + inta kulan ka dhiman La Liga waalaga saarayaa kooxda ayaa laleeyahay


Xavi Alonso ayaa ugu cad cad xitaa Klopp diyaar ayuu u yahay fursadaas ayaa laleeyahay

Madama kulanka xale laga adkadey real wax suragal in la ceeriyo tobarahas lagu badalo 

Klopp ama Alonso labadan ayaa il gaar ku

 heysa Real Madrid madama mesha qof wax 

Qaadayo oo kaliya joogikaro nasiib wacan



Wednesday, 16 April 2025

Kulama u harey Liverpool

 Xitaa hadii Liverpool laga wada badiyo ma

 qaadeyso horyaalka City xagaagan taas oo ka

 dhigan in lasoo afjaray 4 sano xiriir ay

 qaadayeen horyaalka Premier league

Waayo Liverpool inta kulan u hartey

Iyo dhoor kula oo kaliya inee badiso oo kaliya u

Bahan thy Side u noqoto champions 🏆 

Liverpool oo noqondonto champions premier

 league xili ciyaredkan sii dhamanayo



Blse man city wax qil qiil uga jiro boskeyda

champions league xili ciyaareydka soo so do

Boska 4 araad waa lo tartamaya  xili

 ciyaaredkan soo socdo nasiib wacan leyahay

Man city

Kula kale rice wax rapaa inuu bulusiyoon

 KULANKA Arbacada ayuu u sii baraatikeynayaa inuu bulusiyoono kale ugu shubo Real,wuu iska arkaday Nimankaas


Ciyaartii Brenford kahor iskululeyntii waaba kaas tijaabinaya


Madama kale hore uu 2 bulusiyon ka dhaliye


 

Markan kale wax baritiko ahan u qaadanaya inuu mar kale real Madrid ka dhaliyo bulusiyo



Rice xili ciyaaredkan performance wanagsan ayuu ku jira

Kula u dhaxeeyeyo real Madrid vs arsenal

 INKASTOO fursadooda soo bixida ay yartahay hadana Remontada ayey ku wada fakerayaan dhamaan Xidigaha Real Madrid iney sameyn doonaan habeen dambe


Jude Galabta waxaa uu yiri halka Erey ama hadalheynta ka socota qolka ciyaartoyga Real waa Remontada yacni soo laabasho,Arsenal shib ayey ka tahahy waabiskan isbuuc lagu wado tan iyo markii ay badiyeen

Arteta waxaa uu leeyahay Garoonka ayaan ku hadli doonaa banaanka kama booteyneyno Sida Real Camal


Ogow wali Real goolna kama dhalin kamana badin Arsenal


Marka Real ay ku fakireyso in Arsenal 3 gool ay ka dhalin doonaan


TAARIIKHDANA waxaa ay leedahay in Arsenal laga dhaliyo 2 gool iyo ka badan 79 kulan kahor ayaa ugu dambeysay waana hal sano iyo bar kahor December 2023 micna ma fududa