Kula u dhaxeeyeyo real Madrid vs arsenal
INKASTOO fursadooda soo bixida ay yartahay hadana Remontada ayey ku wada fakerayaan dhamaan Xidigaha Real Madrid iney sameyn doonaan habeen dambe
Jude Galabta waxaa uu yiri halka Erey ama hadalheynta ka socota qolka ciyaartoyga Real waa Remontada yacni soo laabasho,Arsenal shib ayey ka tahahy waabiskan isbuuc lagu wado tan iyo markii ay badiyeen
Arteta waxaa uu leeyahay Garoonka ayaan ku hadli doonaa banaanka kama booteyneyno Sida Real Camal
Ogow wali Real goolna kama dhalin kamana badin Arsenal
Marka Real ay ku fakireyso in Arsenal 3 gool ay ka dhalin doonaan
TAARIIKHDANA waxaa ay leedahay in Arsenal laga dhaliyo 2 gool iyo ka badan 79 kulan kahor ayaa ugu dambeysay waana hal sano iyo bar kahor December 2023 micna ma fududa

0 Comments:
Post a Comment
Subscribe to Post Comments [Atom]
<< Home